Featured News

WASIIRKA CADAALADDA PUNTLAND OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY AYAA SI KULUL OGA HADLAY ARRIMAHA XAJKA

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib socdaal uu kaga soo noqday dalalka Mareykanka,Turkiga, Kenya iyo Masar wuxuu si adag uga hadlay muranka ka taagan qiimaha qaaliga ee shacabka Soomaalidu ku tagaan Xajka.   Wasiir Xabiib ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya inay […]

Featured News

AGAASIMAHA GUUD EE CUSUB EE WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cusmaan oo dhawaan madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu usoo magacaabay wasarradda  ayaa maanta la wareegay xilka agaasimihii Guud ee hore Maxamed Cali Faarax.   Sidoo kale shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda ayaa sagootiyay agaasimihii hore Maxamed Cali Faarax iyadoo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda uu […]

News

WASIIRKA CADAALADDA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SUGAN MAGAALADA GAROOWE

Wasiirka Cadaaladda Dowladda Ferderaalka Soomaaliaya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa maanta xarunta Wasaaradda kaga soo qayb galay maalintii ugu danbaysay ee Xuska 16ka maalmood ee ka hortaga tacadiyada loo gaysto Haweenka. Iyadoo ay joogeen Wasiiradda Cadaaladda maamullada Dalka, Xeer-ilaaliye kuxigeenka Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowladda Puntalnd ayaa Agaasiamaha Guud  ee Wasaaradda Cadaaladda […]

Featured News

Boosaaso:- Wasiirka ku xigeenka Cadaaladda oo soo xiray tababar ku saabsan tarbiyada ubadka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Dr Abdifataax Xasan Xuseen ayaa tababar ku saabsan tarbiyada abadka usoo xiray macllimiinta dugsiyada Quraanka. Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Cadaaladda waxaana fulinaayay mu’assasada Alminhaaj faraceeda Boosaaso. Wasiirka ku xigeenka ayaa barayaasha Quraanka ooga digay in ay ubadka ka ilaaliyaan waxyaabaha ka fogayn […]

News

GAROOWE:- SHIR LOOGA HADLAYEY XIRIIRKA BAHWADAAGTA CADAALADDA OO LAGU QABTAY GAROWE

Shir looga hadlayey Xiriirka wada shaqayneed ee bahwadaagta Cadaaladda ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda Cadaalada Puntland ee Garowe. Waxaa ka qayb galay Shirka Wasaaradaha Cadaaladda,Amniga,Qorshaynta,iyo Arimaha gudaha arimaha looga hadlayey ayaa ahaa sidii wada shaqayn uyeelan lahaayeen wasaaradahaasi. Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Cadaalada Puntland,Masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaa isla gorfeeyey inay […]

News

GAROOWE:- NOOTAAYOOYINKA DIIWAAN GASHAN OO TABABAR LOOGU QABTAY MAGAALADA GAROWE

Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan dowladda Puntland, waxaana soo qaban qaabintiisa iska kaashaday wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa lagu baranayaa tababarkan qaabka wada shaqaynta ee ka dhaxaysa wasaaradda Maaliyadda iyo xarumaha Nootaayooyinka Puntland, barnaamijkan waxaa ka soo qayb galay mulkiilayaasha xarumahan […]

Featured

WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO TABABAREYSA 40 QOF OO ISUGU JIRA LAAMAHA GARSOORKA

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa maanta tababar labo maalmood soconaya uga furtay magaalada Garowe qeybo ka tirsan laamaha booliska,danbi barista,maxkamadaha iyo qareenada. Tirada dadka ka qeybgalaya tababarkaan oo gaareysa 40 qof oo la bari doono habraaca lagu baaro danbiyadda kufsiga iyo xadgudubyada loo geysto haweenka. Wuxuuna daba joogaa tababarkani sheybaar loogu talagalay […]

Featured

GAROOWE:- WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA AGAASIME CALI GARGAAR

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland,Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda Puntland waxay uga tacsiyaynayaan qoyska,qaraabada iyo asxaabta uu ifka uga tagey Agaasimihii waaxda maamulka Wasaaradda Cadaaladda Puntland Cali Gargaar oo maanta ku geeriyooday magaalada Garowe. Cali Gargaar ayaa ka shaqeynayay Wasaaradda 18 kii sano ee lasoo dhaafey wuxuuna ka mid […]