MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland Iyo Madaxa Hay’adda EUCAB Soomaaliya Oo Kulan wada Qaatay

waxaa Xafiiska Wasaardda Cadaaladda Puntland kulan kuwada qaatay madaxda ugu saraysa Hay’adda EU-Cab iyo Wasiir kuxigaynka Wasaraadda Cadaaldda Puntland sidoo kale waxaa shirka goob joog ka ahaa Kusimaha agaasimaha guud ee Wasaaradda.

shirka ayaa waxa uu ujeedadiisu ahayd is xog waraysi iyo in lagawada hadlo sidii loo kordhinlahaa wadashaqaynta ka dhaxaysa wasaardda iyo hay’adda EU-cab

mMadaxda Eu cab ayaa dhankooda balan qaaday in ay kor uqaadayaan taageerada ay Wasaardda ka taageeran dhanka baahiyaha Cadaaladda sidoo kale waxa ay sheegeen in shaqaalaha wasaardda ee mutadawiciinta ah ay tiradooda kordhin doonaan.

wasiir kuxigaynka wasaardda ayaa dhankiisa uga mahadceliyay taageerada ay siiso hay’adda EU-cab shavabka Puntland.

ugu dambayntiina waxaa la isla gartay in kulamada noocaan ah la joogteeyo