AGAASIMAHA GUUD EE CUSUB EE WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cusmaan oo dhawaan madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu usoo magacaabay wasarradda  ayaa maanta la wareegay xilka agaasimihii Guud ee hore Maxamed Cali Faarax.

 

Sidoo kale shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda ayaa sagootiyay agaasimihii hore Maxamed Cali Faarax iyadoo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda uu ku maamuusay shahaado sharaf.

You may also like...