Garoowe oo lagu qabtay shir looga hadlay ladagaalanka Musuq-maasuqa iyo hirgelinta maamul wanaaga

Garowe(pp)-Shirweyne balaaran oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda astaynta iyo Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa maanta ka dhacay Xafiiska ay Hay’addu ku leedahay Magaaladda Garowe ee Caasimadda Dawladda Puntland, kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay inta badan agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa banaan ee Dawlada Puntland.

Hay'ada astaynta iyo Maamul wanaaga Dawlada Puntland

Waxaana ugu  horayn ayadaha quraanka Kariimka iyo baraarujin la xiriirta halka ay Diin

You may also like...