Ministry of Justice, Religion and Rehabilitation of Puntland, Somalia

Puntland Government

  • Home
  • About Us
    • The MOJ Mandate
    • Vision
    • Mission
    • Goals
    • General Structure
  • Projects
    • Ongoing projects
    • Finished Projects
  • Justices
    • Religious Affairs
    • Justice sector
    • Prisons
    • Courts
    • Special courts
  • Departments
    • Administration & Finance
    • Religious Affairs
    • Prisons
    • Judiciary & Legal aid
    • Courts
  • Training
  • Featured
  • Rules
  • webmail
  • Contact Us
  • WASIIRKA CADAALADDA PUNTLAND OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY AYAA SI KULUL OGA HADLAY ARRIMAHA XAJKA

    Featured / News

    · by abdilahi mohamed · 7 Feb, 2018

    WASIIRKA CADAALADDA PUNTLAND OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY AYAA SI KULUL OGA HADLAY ARRIMAHA XAJKA

    Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib socdaal uu kaga soo noqday dalalka Mareykanka,Turkiga, Kenya iyo Masar wuxuu si adag uga...

  • Featured / News

    · by abdilahi mohamed · 3 Feb, 2018

    AGAASIMAHA GUUD EE CUSUB EE WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

    Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cusmaan oo dhawaan madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu usoo magacaabay wasarradda  ayaa maanta la wareegay xilka agaasimihii Guud ee hore Maxamed...

  • Featured / News

    · by abdilahi mohamed · 2 Oct, 2017

    Boosaaso:- Wasiirka ku xigeenka Cadaaladda oo soo xiray tababar ku saabsan tarbiyada ubadka

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Dr Abdifataax Xasan Xuseen ayaa tababar ku saabsan tarbiyada abadka usoo xiray macllimiinta dugsiyada Quraanka. Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Cadaaladda waxaana...

  • Featured

    · by abdilahi mohamed · 27 Sep, 2017

    WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO TABABAREYSA 40 QOF OO ISUGU JIRA LAAMAHA GARSOORKA

    Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa maanta tababar labo maalmood soconaya uga furtay magaalada Garowe qeybo ka tirsan laamaha booliska,danbi barista,maxkamadaha iyo qareenada. Tirada dadka ka qeybgalaya tababarkaan oo gaareysa 40 qof...

  • Featured

    · by abdilahi mohamed · 27 Sep, 2017

    GAROOWE:- WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA AGAASIME CALI GARGAAR

    Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland,Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda Puntland waxay uga tacsiyaynayaan qoyska,qaraabada iyo asxaabta uu ifka uga tagey Agaasimihii waaxda maamulka Wasaaradda Cadaaladda Puntland Cali Gargaar...

  • Featured / News

    · by Mohamed salad (Ramaas Software) · 20 Aug, 2016

    Gollaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Cod aqlabiyad ah ku Meel-mariyay Xeerka Kufsiga.

    Xubnaha Gollaha wakiiladda dowladda Puntland ayaa maanta cod  aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka kufsiga, kaasi oo gollaha ay u soo gubiyeen wasaaradda cadaalada iyo diinta ee Puntland. Kalfadhiga maanta  oo ay soo xaadireen in...

  • Featured / News

    · by Mohamed salad (Ramaas Software) · 28 Jun, 2016

    MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND GAROOWE KAGA QAYB GALAY MUNAASABAD LAGU SOO XIRAYEY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH.

    Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Jun-2016 kaga qayb galay Masaajidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Munaasab si weyn loosoo agaasimey oo lagu  maamusayey xiritaanka Tartanta Qur’aanka Kariimka ah, tartankaas oo...

  • Featured

    · by Mohamed salad (Ramaas Software) · 21 Jul, 2015

    Madaxweynaha Puntland oo afur iyo casho u sameeyey Ardaydii Tartanka Quraanka Puntland (sawirro)

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu  sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland. Kulankaasi afurka iyo cashasharafta ahaa ayaa Wasiirka Cadaaladda...

  • Featured

    · by Mohamed salad (Ramaas Software) · 21 Jul, 2015

    Tababar lagu xoojinayo Dimuqraadiyada iyo cadaalada oo ka furmay magaalada Qardho(Sawiro)

    Magaalada Qardho waxaa lagu daahfuray Tababar socon doono mudo sanad ah,waana mid looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo Cadaalada waxaana loo qabtay 50 Qof oo kamid ah odayaasha, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale. Tababarkan ka furmay Hotel Gufure...

  • Featured

    · by Mohamed salad (Ramaas Software) · 19 Jul, 2015

    Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay xafladdii xiritaanka tartanka Qur’aanka gobolada Puntland(Sawiro)

    Xafladda Soo xiritaanka tartanka oo ka dhacay gudaha masaajidka Hudda ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb-galay  Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Wasiirka Cadaaladda , Diinta iyo Dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib Jaamac, Wasiiro,...

News

3rd February 2018

WASIIRKA CADAALADDA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SUGAN MAGAALADA GAROOWE

Wasiirka Cadaaladda Dowladda Ferderaalka Soomaaliaya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa maanta xarunta Wasaaradda kaga soo qayb galay maalintii ugu danbaysay ee Xuska 16ka maalmood ee ka hortaga tacadiyada loo gaysto Haweenka. Iyadoo...

News

27th September 2017

GAROOWE:- SHIR LOOGA HADLAYEY XIRIIRKA BAHWADAAGTA CADAALADDA OO LAGU QABTAY GAROWE

Shir looga hadlayey Xiriirka wada shaqayneed ee bahwadaagta Cadaaladda ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda Cadaalada Puntland ee Garowe. Waxaa ka qayb galay Shirka Wasaaradaha Cadaaladda,Amniga,Qorshaynta,iyo Arimaha gudaha arimaha looga hadlayey ayaa ahaa sidii...

News

27th September 2017

GAROOWE:- NOOTAAYOOYINKA DIIWAAN GASHAN OO TABABAR LOOGU QABTAY MAGAALADA GAROWE

Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan dowladda Puntland, waxaana soo qaban qaabintiisa iska kaashaday wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa lagu baranayaa...

News

4th March 2017

GAROOWE:- WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO SHAYBAARKII UGU HORREEYAY EE LAGU BAARAYO DANBIYADA KA HIRGALISAY GAROOWE

Kulan maanta ay ku qabatay magaalada Garowe Wasaarada Cadaalada , Arrimaha Diinta iyo Dhaqan_celinta Puntland ayaa lagu soo bandhigay qorshe ku saabsan habraaca sheybaar fududeyn doona in lagu baaro  arrimahala xiriira  kufsiga,hubka, dilalka, Isqab...

News

3rd July 2016

WASAARADA CADAALADA PUNTLAND OO SOO GABAGABAYSAY AFUR SIINTA KUN QOYS OO KU NOOL GAROWE

Wasarada cadaalada arimaha diinta iyo dhaqan celinta dowlada puntland ayaa garowe ku soo gaba gabaysay afursiinta kun qoys waxayna 70,kii qoys ee ugu dambeeyay manta gudaha wasarada ku gudoonsiisay deeq isugu jirta Bur.Baris,Sonkor,Caleen,Timir iyo Saliid...

News

28th June 2016

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO GAROOWE KAGA QAYB GALAY MUNAASABAD LOOGU MAGAC DARAY CIIDSIINTA AGOOMAHA

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 28-Jun-2016 xarunta Agoomaha Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasab loogu magac daray Ciidsiinta Agoomaha, taas oo loogu talo galay in Agoomaha looga farxiyo...

News

13th August 2015

Hay’adda Tadamun iyo Wasaradda Cadaalada oo Tababar ku saabsan ilaalinta Xaquuqda carruurta Garowe ku qabtay (Sawirro)

Garowe(pp) Tababar ku saabsan sida ugu wanaagan ee loo ilaalin karo xaquuqda carruurta ayay maanta Hay’adda Tadamun oo kaashanaysa Wasaradda Cadaaladda Puntland ku qabatay magalada Garowe, tababarkaasi oo ay kasoo qayb galleen in ka...

News

6th August 2015

Garoowe oo lagu qabtay shir looga hadlay ladagaalanka Musuq-maasuqa iyo hirgelinta maamul wanaaga

Garowe(pp)-Shirweyne balaaran oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda astaynta iyo Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa maanta ka dhacay Xafiiska ay Hay’addu ku leedahay Magaaladda Garowe ee Caasimadda Dawladda Puntland, kulankan ayaa waxaa kasoo qayb...

News

23rd July 2015

Wasaradda Cadaalada Puntland oo gaari ku wareejisay Maxkamadda Degmada EYl (Sawirro)

Wasaradda Cadaalada iyo Diinta Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gaari loogu talo galay inuu u shaqeeyo maxkamadda degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ku wareejisay mamulkaasi, waxana gaarigan wasaradda soo gaarsiisay Hay’adda DDG. Munaasibadda...

Related Videos









Partners

Important Documents

Judicial-policy
MOJRAR-Progress
Judicial-policy Regulation-for-Traditional

Minister

Vice Minister

Director General

  • Login

Ministry of Justice, Religion and Rehabilitation of Puntland, Somalia © 2019. All Rights Reserved.

Developed by Ramaas.